Tababar Shaqaalahaga

Xaruntan waxa ay kaa caawin doontaa dhamaan horumarinada laxiriira shaqaalahaaga qeybaha kala ah iibka sales, Suuqgeynta marketing iyo xiriirka macaamiisha Customer care 

Xarunta waxa ay ku taala Zoobe Dhabarka dambe ee Hotel Shaamo